Touch the screen or click to continue...
Checking your browser...

Aamina waris biography channel


Amina Mohamed was born on 5th October 1961 in Kenya.

  • Somaliland is ruled by two corrupt women (Amina Waris and her right hand, the Finance monster, Sam-Sam Adan).
  • 10 years ago more.
  • More videos you may like · Reels · Related Pages.
  • 2 years ago more.
  • 10 years ago more....

    Aamina Jire

    Aamina Jire waa marwada [[Madaxweynihii Soomaaliland] Axmed Maxamed Maxamuud oo ku magacdheer Siilaanyo.

    Waxa ay Aamina Waris ka mid ahayd hablihii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed oo [[dead link]] wax barta. Dugsigeedii Dhexe markii ay dhamaysay waxa laga dhigay ardeydii Nursing baranaysay, wakhtigaasi ka dib waxa ay u baxday Wadanka Ingiriiska, iyada oo 18 Bilood ka baranaysay dugsi A level ah si ay Jaamacaddaha wadankaasi Ingiriiska u gasho.

    Intaasi ka dib waxa ay Jaamacaddii ku takhusustay Umulisada iyo Nursin-ka, iyada oo ay ku qaadatay shan sanadood iyo badh, intaasi ka dib waxa ay ku soo noqatay Xamar, iyada oo ku xigeen u noqotay gabadh Austaralian ah, waxaana qalliin lagu sameeyey Walaalkeed Cali Jirde oo Maalqabeen ahaa u wareegtay shaqadii walaalkeed.

    April, , waxa ay is guursadeen Madaxweynaha Somaliland [Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)], oo wakhtigaasi Somalia ka ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, iyada oo lix Bilood guurkooda